Caanbixiye Creatives

Caanbixiye Creatives Turning your ideas into creative, eye-catching designs.

Stop designing blindly โ€” these tools will level you up ๐ŸŽจ๐Ÿš€If youโ€™re tired of guessing your way through design, save this ...
27/03/2026

Stop designing blindly โ€” these tools will level you up ๐ŸŽจ๐Ÿš€

If youโ€™re tired of guessing your way through design, save this post.
Iโ€™ve rounded up the best tools to help you work smarter, not harder โ€” from visuals to UI/UX to color and fonts.

Whether you're just starting out or already designing daily โ€” these tools will save you time and make your work look more professional.

๐…๐จ๐ฅ๐ฅ๐จ๐ฐ ๐Ÿ๐จ๐ซ ๐ฆ๐จ๐ซ๐ž ๐๐ž๐ฌ๐ข๐ ๐ง ๐ญ๐ข๐ฉ๐ฌ ๐Ÿ–ค

Magaaladee maantay ku ciiddaycomment-ga ku soo qor
20/03/2026

Magaaladee maantay ku ciidday
comment-ga ku soo qor


Waxaan hambalyada Ciidul Fidriga la wadaagaynaa dhammaan ummadda Muslimiinta ah, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel k...
19/03/2026

Waxaan hambalyada Ciidul Fidriga la wadaagaynaa dhammaan ummadda Muslimiinta ah, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaan.
Allaha naga wada aqbalo soonkii, salaaddii iyo acmaashii suubanaa.

Ciid Wanaagsan markale, farxad ku ciida dhammaantiin ๐ŸŽ‰
ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑุŒ ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ๐Ÿค

Eid Postershadda soo dalbo
18/03/2026

Eid Posters
hadda soo dalbo

๐๐„๐– ๐˜๐Ž๐”๐“๐”๐๐„ ๐๐€๐๐๐„๐‘ ๐ƒ๐„๐’๐ˆ๐†๐ ๐‚๐Ž๐‹๐‹๐„๐‚๐“๐ˆ๐Ž๐Iโ€™ve created a set of modern and professional YouTube banner designs for different t...
18/03/2026

๐๐„๐– ๐˜๐Ž๐”๐“๐”๐๐„ ๐๐€๐๐๐„๐‘ ๐ƒ๐„๐’๐ˆ๐†๐ ๐‚๐Ž๐‹๐‹๐„๐‚๐“๐ˆ๐Ž๐

Iโ€™ve created a set of modern and professional YouTube banner designs for different types of creators โ€” including vloggers, educators, and personal brands.
Clean layouts, Strong branding, Eye-catching visuals.

Perfect for anyone looking to upgrade their channel appearance.

๐‚๐จ๐ง๐ญ๐š๐œ๐ญ ๐ฆ๐ž ๐จ๐ง ๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐€๐ฉ๐ฉ: http://wa.me/252685441313
๐•๐ข๐ž๐ฐ ๐ฆ๐ฒ ๐๐ž๐ก๐š๐ง๐œ๐ž ๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ๐Ÿ๐จ๐ฅ๐ข๐จ: https://www.behance.net/caanbixcreativ


Jumca wanaagsan
13/03/2026

Jumca wanaagsan

Waxaan u naqshadeynay ๐ฌ๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐š๐ (๐‹๐จ๐ ๐จ) ๐œ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› macaamiilkeenna ๐๐ฎ๐ซ๐š๐š๐ฅ๐ž ๐‚๐ก๐ข๐œ๐ค๐ž๐ง & ๐‚๐ก๐ข๐ฉ๐ฌ.Haddii aad rabto ๐ฌ๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐š๐ ๐œ๐š๐ฌ๐ซ๐ข ๐š๐ก ๐จ๐จ ๐ฆ๐š...
12/03/2026

Waxaan u naqshadeynay ๐ฌ๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐š๐ (๐‹๐จ๐ ๐จ) ๐œ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› macaamiilkeenna ๐๐ฎ๐ซ๐š๐š๐ฅ๐ž ๐‚๐ก๐ข๐œ๐ค๐ž๐ง & ๐‚๐ก๐ข๐ฉ๐ฌ.

Haddii aad rabto ๐ฌ๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐š๐ ๐œ๐š๐ฌ๐ซ๐ข ๐š๐ก ๐จ๐จ ๐ฆ๐š๐ญ๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ ๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š๐š๐ ๐š, waxaan diyaar u nahay inaan kaa caawino dhismaha astaanta ganacsigaaga.
๐Ÿ“ฉ ๐‘ต๐’‚๐’ˆ๐’‚๐’๐’‚ ๐’”๐’๐’ ๐’™๐’Š๐’“๐’Š๐’Š๐’“ ๐‘พ๐’‰๐’‚๐’•๐’”๐‘จ๐’‘๐’‘:
http://wa.me/252685441313
๐ŸŽจ ๐‘ฉ๐’๐’๐’’๐’ ๐‘ฉ๐’‚๐’“๐’•๐’†๐’†๐’๐’๐’‚ ๐‘ฉ๐’†๐’‰๐’‚๐’๐’„๐’†:
https://www.behance.net/caanbixcreativ

Haddii aad jeceshahay ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ฑ๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐๐๐š ๐†๐ซ๐š๐ฉ๐ก๐ข๐œ ๐ƒ๐ž๐ฌ๐ข๐ ๐ง, ku soo biir Kobciye Skills.




Waxaan ku guda jirnaa 10-ka dambe ee bisha barakaysan ee Ramadaan.Marka la soo gaaro habeennadan khyrka badan Nabigeenna...
11/03/2026

Waxaan ku guda jirnaa 10-ka dambe ee bisha barakaysan ee Ramadaan.
Marka la soo gaaro habeennadan khyrka badan Nabigeenna Muxamed ๏ทบ wuxuu sii kordhin jiray dadaalka cibaadada, guntigana wuu adkaysan jiray, reerkiisana wuu toosin jiray si ay uga faaidaystaan.

10-kan habeen waxaa ku jira Habeenka Laylatul Qadriga, habeen ka khayr badan kun bilood. Waa habeen barako badan oo malaa'igtu soo degto, ducaduna la aqbalo, dembiyadana la dhaafo.

Sidaas darteed waa fursad qaali ah oo ay tahay in aynaan dayicin. Aan badinno salaadda, akhriska Qur'aanka, ducada, sadaqada, iyo samafalka.

Ducada ugu fadliga badan ee habeenadan la akhristo waa:

"ุงู„ู„ู‡ู… ุฅู†ูƒ ุนููˆ ุชุญุจ ุงู„ุนููˆ ูุงุนู ุนู†ูŠ"

Ilaahay ha naga aqbalo cibaadadeenna, hana naga dhigo kuwa ka faa'iidaysta habeenada barakaysan ee Ramadaan.





Waxaan ku faraxsanahay inaan u naqshadeynay ๐ฌ๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐š๐ (๐‹๐จ๐ ๐จ ๐๐ซ๐š๐ง๐ ๐ƒ๐ž๐ฌ๐ข๐ ๐ง) oo xirfadeysan macaamiilkena ๐†๐š๐š๐ญ๐ข๐ฒ๐ž ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข ๐“๐ฏ. W...
06/03/2026

Waxaan ku faraxsanahay inaan u naqshadeynay ๐ฌ๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐š๐ (๐‹๐จ๐ ๐จ ๐๐ซ๐š๐ง๐ ๐ƒ๐ž๐ฌ๐ข๐ ๐ง) oo xirfadeysan macaamiilkena ๐†๐š๐š๐ญ๐ข๐ฒ๐ž ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข ๐“๐ฏ.
Waxaan diyaar u nahay inaan adigana kuu sameyno summad casri ah oo matasha ganacsigaaga.

Nagala soo xiriir WhatsApp: http://wa.me/252685441313

Booqo Barteenna Behance: https://www.behance.net/caanbixcreativ
Hadii aad Jeceshahay Barashada Xirfadda Graphic Design ku soo biir Kobciye Skills .



RAMADAAN MUBAARAKSOONQAAD WANAAGSANDhammaan ummudda muslim-ka ah gaar ahaan umadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynayn...
17/02/2026

RAMADAAN MUBAARAK
SOONQAAD WANAAGSAN

Dhammaan ummudda muslim-ka ah gaar ahaan umadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynaynaa Bilashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan.
Ilaahay Haynaga dhigo kuwa Ka faaidaysta Khayrka, Badayina Quraan Akhriska Aamiin.




Kooxdee taageeraysaa maantay ciyaarta final-ka ee tartanka Degmooyinka Gobolka Banaadir. Emoji ku muuji kooxda aad jeces...
06/11/2025

Kooxdee taageeraysaa maantay ciyaarta final-ka ee tartanka Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Emoji ku muuji kooxda aad jeceshahay in ay koobkan ku guuleysan karto.

๐Ÿ‘ โค๏ธ

Address

Mogadisho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caanbixiye Creatives posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share