21/07/2026
Xarig-jarka & Furaha Wareejin kale ๐
Maanta ma ahan oo keliya wareejin guri, waa ballan aan ka dhabaynnay.
Maamulka Emaar Construction and Real Estate ayaa sheegay in mashruucaan lagu dhisay tayo, naqshad casri ah iyo kormeer joogto ah si milkiiluhu u helo guri waara oo lagu kalsoonaan karo. Barnaamijkeenna ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐ ๐
๐ฎ๐๐ฎ๐๐๐๐ฒ๐ ayaa fududeeyay in macmiilku ku yeesho guri casri ah ๐ฅ๐๐๐๐ -๐๐ข๐ฑ๐ข๐ง ๐๐๐๐๐๐ฌ๐๐ง ๐จ๐จ ๐๐๐ง ๐๐ฎ๐ฅ๐๐ฒ๐ฌ ๐ฅ๐๐ก๐๐ฒ๐ง.
Kalsoonida macaamiisheennu waa sababta aan maanta u dabaaldegeyno wareejin kale oo guul leh. ๐ค
Adiguna diyaar ma u tahay inaad yeelato gurigaaga riyada?
๐ฉ Nala soo xiriir: https://wa.me/+252611110099