Dalab Constraction Services

Dalab Constraction Services waa shirkad kuu qabanayso in ay kuu dhisto guryo casri ah

Macaamiil kasoo Dalbo shirkada Dalab Constraction Services Guri qurxoon kuna yaalo Deegaan qurxoon🏠⛺🏘🏘Wixii Faah Faahin ...
23/09/2022

Macaamiil kasoo Dalbo shirkada Dalab Constraction Services Guri qurxoon kuna yaalo Deegaan qurxoon🏠⛺🏘🏘

Wixii Faah Faahin ah
Tell:0610996658

Macaamiil waxan qeyb ka nahay Bilicda magaalada Muqdisho Hadaba hadii aad qorshaynayso in aad quruxsato Gurigaaga kasoo ...
08/09/2022

Macaamiil waxan qeyb ka nahay Bilicda magaalada Muqdisho Hadaba hadii aad qorshaynayso in aad quruxsato Gurigaaga kasoo Dalbo shirkada Dalab Constraction Services in ay kuu qurxiso Gurigaaga iyo Goobtaada Ganacsi.

Faah faahin
Tell:0610996658 ama 0610996659

01/08/2022

Macaamiil si aan laguugu dhisin guri aan ku qancin oo aan lagaaga dheelin waqtigaaga iyo qarash-kaaga fadlan lasoo xariir shirkada Dalab Constraction Services si ay Engineero tayo leh kuugu dhisaan guryahaaga qaab casri ah oo dunida la jaan qaadikaro.
Tell:0610996658 ama 0610996659.

Dhaqaaleyso   iyo   oo ka dhiso Guri Naqshad qurxoon shirkada Guryaha Dalab Constraction Services. : Hadii aadan awoodin...
25/07/2022

Dhaqaaleyso iyo oo ka dhiso Guri Naqshad qurxoon shirkada Guryaha Dalab Constraction Services.

: Hadii aadan awoodin inaad bixiso Dhismaha hal mar waxaad u bixin kartaa Qeyb Qeyb.

Faahfaahinta, kala soo xariir
Tell:0610996658 ama 0160996659

Jimco wanaagsan dhamaan macaamiisheena sharafta leh waxaan idiin leenahay soo dalbada naqshada aad rabtaan anagane waxaa...
17/06/2022

Jimco wanaagsan dhamaan macaamiisheena sharafta leh waxaan idiin leenahay soo dalbada naqshada aad rabtaan anagane waxaan diyaar idiinla nahay inaan dalabkiina fulino insha alh.

Tell:0610996658 ama 0610996659

Macaamiil hadii aad doonayso in Naqshadihii ugu dambeeyay ee dunida laga dhisto laguu dhiso kusoo dhawoow shirkada Dalab...
08/06/2022

Macaamiil hadii aad doonayso in Naqshadihii ugu dambeeyay ee dunida laga dhisto laguu dhiso kusoo dhawoow shirkada Dalab Constraction Services oo howshaas iyo in kabadanba aad ka helayso
Wixii faah faahin dheeraad ah kala Xariir
Tell:0610996658 ama 0610996659

02/06/2022

Macaamiil waxaan u taaganahay inaan kuugu shaqayno sida aad rabto waxaan kuu qabanaynaa
1-Inaan dhul banan kuu iibino laguuguna dhiso naqshada aad rabto
2--inaan kuu iibino dhul dhisan oo diyaarsan
3-inaan guryo appartments oo Vip ah kaaga kirayno magaalada meesha aad ka dalbato.

Astaanteena waa Dalbo Dalabkaaga

Faah faahin Tell:0610996658 ama 0610996658

Shirkada Dalab Constraction Services  waa shirkad kuu fulinayso adeegyo badan waxay kuu iibinaysaa dhul banaan sidokale ...
31/05/2022

Shirkada Dalab Constraction Services waa shirkad kuu fulinayso adeegyo badan waxay kuu iibinaysaa dhul banaan sidokale waxay kaaga dhisaysaa qaabka casriga ah iyo naqshadihii ugu dambeeyay
Fadlan hadii baahi guri dhisan ama boos banaan in laguu iibiyo laguuna Dhiso aad qabto sida ugu dhaqsiyaha badan ayaa laguugu qabanayaa ee lasoo xariir
Tell:0610996658 ama 060996659

Jimco wanaagsan dhamaan macaamiisheena qiimaha badan
20/05/2022

Jimco wanaagsan dhamaan macaamiisheena qiimaha badan

Shirkada Dalab Constraction Services oo ah shirkad dhismaha iyo Iibinta guryaha ka shaqayso oo mudo kabadan 10 sano ka s...
10/05/2022

Shirkada Dalab Constraction Services oo ah shirkad dhismaha iyo Iibinta guryaha ka shaqayso oo mudo kabadan 10 sano ka shaqaynaysay sidii ay macaamiisheeda ugu haqabtiri laheed baahiyaha dhismaha iyo iibinta dhulka ayaa waxay ogaysiinaysaa in shirkada Dhismooyin casri ah ka wado guud ahaan wadankeena Somalia Gobol ilaa Degmo.

Adeegyada shirkada kuu qabanayso waxaa kamid ah:
-Iibinta dhulka banaan sida Goofafka iyo midka dhisan
-Dhismooyin Vllo ah
-Appartments
-Dabaq Biyaano ah G+1 ah
Shirkada ayaa hada kawadooyin dhismooyin Degmooyinka kamid ah magaalada muqdisho.
Shirkada waxay macaamiisheeda wax ugu dhisaysaa qaabka casriga ah ee Dunida wax looga dhiso
Fadlan soo dalbo si aad u hesho guri qurxoon
Hadaba wixii faah faahin kala soo xariir
Tell:0615560155 ama 0615594767

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252610996658

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalab Constraction Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dalab Constraction Services:

Share