Hussein Arab

Hussein Arab muudey construction

01/11/2025

Allaha u naxariisto mamadaan gacan kaxaq daran aya dishay waxana aano qabiil loogu dilay Galgaduud
Arinkaan waa in laga mudaharada ragii dilay in tiirka lageeya weye
Yaaa rabbi

Muddo-xileedkii sharciga ahaa ee madaxweynaha waxaa uga haray 195 maalmood oo qura, kuwaas oo kala ah;• November 29 • De...
01/11/2025

Muddo-xileedkii sharciga ahaa ee madaxweynaha waxaa uga haray 195 maalmood oo qura, kuwaas oo kala ah;

• November 29
• December 31
• January 31
• February 28
• March 31
• April 30
• May 15.

WADARTA GUUD
195 maalmood.

Waxaa in hoosta laga xarriiqo mudan in 90-ka maalmood ee ugu danbeysay muddoxileedkiisa aanu madaxweynaha saxiixiisu aheyn mid cayilan, oo aanu gaari karin go'aanno masiiri ah, taas oo macnaheedu yahay in madaxweynuhu heysto fursad ku siman 105 (boqol iyo shan casho.)

Markii xilligaas ka gaaro, madaxweynaha waxaa u furan saddex jiho midkii uu go'aansan lahaa:

(B) Inuu qabto doorasho heshiis lagu yahay oo dhacda 15 MAY 2026.

(T) Inuu helo muddo-kordhin heshiis lagu yahay, muddadaas gudaheedana la soo dhiso xukuumad-wadaag ah, la kala diro Guddiga halka garab ah ee doorashada, dastuurkii la badalay dib looga laabto, hantida dalka ee la boobaya la joojiyo, maamullada maqan la baadigoobo, siyaasadana laga heshiiyo.

(J) Inuu dalka dib ugu celiyo dagaalkii sokeeye sababna uu u noqdo daadashada xinjiro dhiig ah caruur soomaaliyeed oo agoontoow, hooyooyin wiilashooda qabriyada ku soo xabaala, gabdho soomaaliyeed oo asaay saarta, caasimadda oo burburta iyo cimrigiisa inta ka dhiman oo uu shallaayto xanuun badan ku noolaado.

Allahayoow talada toosan ku toosi.

Adigu maxaad ku dari laheyd?

insha allh mustaqbalka dhow ❤️😍
10/07/2025

insha allh mustaqbalka dhow ❤️😍

waxa umahad celinaya waziir Dr. Ali Haji Adam  oo cawa afur wadareed u sameyay oday yaasha dhaqanka dhalin yarada aqoon ...
18/03/2025

waxa umahad celinaya waziir Dr. Ali Haji Adam oo cawa afur wadareed u sameyay oday yaasha dhaqanka dhalin yarada aqoon ayahan aweenka
afur wadareedka oo aha is xog wareysi beesha galjecel ee marxaladda siyaasadeed ee dalka

Dr ali haji waxa ku leyhay hori usoco allha kusharfo

Hussein Jelle Rage  shaqo wacan sxb sare horar wacan ayaa  ku rajeynaa bro   ❤️
29/01/2025

Hussein Jelle Rage shaqo wacan sxb sare horar wacan ayaa ku rajeynaa bro ❤️

calaf wax layidhahdaa majiro somaalida waxaa ku adag balan oofinta waxaana la fudud wacadka" qof walbaa ha iska ilaaliyo...
09/01/2025

calaf wax layidhahdaa majiro somaalida
waxaa ku adag balan oofinta waxaana la fudud wacadka" qof walbaa ha iska ilaaliyo axdiga iyo ballanka aannu kasoo bixi karin 🙇‍♂️🙇‍♂️

06/03/2024

naag ilkaha biro ku xeratay ilmo afdher ayey dhalee 🤣🤣🤣
xikmad🤣

Congratulation my sis 👩‍🎓👩‍🎓walasheey allha kugu  anfaco waxa aad baratay Farxadaadu wa farxadeyda  abayo ❤️❤️❤️❤️ Faiza...
25/07/2023

Congratulation my sis 👩‍🎓👩‍🎓
walasheey allha kugu anfaco waxa aad baratay
Farxadaadu wa farxadeyda abayo ❤️❤️❤️❤️ Faiza Ali Ahmed

06/07/2023

bohol baad ku dhacday io xawalada kaqaado 😃🤣🤣🤣🤣🤣

Nin u dhashay dalka Mexico ayaa guursaday Yaxaas sida uu baahiyay talefishinka AlJazeera.sidii lofuuli laha ayaa leyska ...
03/07/2023

Nin u dhashay dalka Mexico ayaa guursaday Yaxaas sida uu baahiyay talefishinka AlJazeera.
sidii lofuuli laha ayaa leyska rabaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

24/06/2023

hibada codku wa udhalasho ❤️🥰🥰

Address

Km4
Mogadishu

Telephone

+252615639965

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hussein Arab posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hussein Arab:

Share