23/07/2025
Have you planned your dream home? Letโs build it now.!
Talooyin Muhiim ah Kahor Intaadan Bilaabin Dhismaha Gurigaaga:
1๏ธโฃ Naqshad cad & qorshe dhisme sax ah. (Clear design and proper building plan)
Intaadan dhismo galin ogow waa muhiim in naqshad sax ah iyo cabbir dhisme sax ah aad hesho. waana Khaladaadka ugu badan ee ay galaan macaamiisha wax loo dhiso kuwooda aan aqoonta lahayn ha u badnaadaane iyagoo raadinaya Qiimo jaban ayay af libaax gacanta la galaan kadibna shalaayaan. waan ku qosolnaa kaasoo kale injineero ahaan.
2๏ธโฃ Miisaaniyad iyo heshiis rasmi ah oo qoraal ah (Clear budget and written agreement)
Ha ku bilaabin โwaxaa la is yiriโ โ Naafic waxa ay kula galeysaa heshiis caddaalad ah oo qoraal ah taasoo ka hortageysa kharash soo kordha, shaqo soo korodha iyo dayac dhsimo intaba waxaa dawo u ah hishiish cad oo aan la khilaafi karin xataa walaalkaa aha ahaado Masuuliyaddu waa muhiim.
3๏ธโฃ Injineer dhameystiran oo kugu hagaya tallaabo kasta (A full-service engineer guiding every step)
Waxaan kugu hagaynaa la-talin, rukhsad, kormeer iyo fulin dhisme. xataa waxaad heleysaa naafic ahaan fursad aad ugu yeedhato engineer ka baxsan bahdeena si uu kuula eego shaqada quruxda badan ee aan kuu qabaneyno iyo kuwan h**e usoo qabanayba.
4๏ธโฃ Shaqo tayo leh & qalab wanaagsan (Quality construction with proper materials)
Tani waa halka lagu khiyaamo macaamiilka maskiinka isagoo waxba ogeyn ayuu maskiin kale oo asna aqoon engineernimo lahayn siduu doona ka yeeshan karo qoorta u galayaa. Tayada dhismaha waxay bilaabataa qalabka aad doorato iyo cidda kuu dhiseysa. hadaba adiga doorashadaada yey kaa xumaan Naaficna waa kuu diyaar.
5๏ธโฃ Koox lagugu kalsoonaan karo (A reliable and professional team)
Hadii aad heysato shaqaalo daacad ah oo aan marnaba khiyaameyn shaqada waxa ay keeni kartaa taasi in kalsoonida macaamiilku tahay muhiimad gaar ah hadaba Naafic waxay leedahay koox shaqo badan oo la hubo, mudnaanta siisa qanacsanaantaada daacadnimo iyo amaanana leh.
๐ Maxaan kaga duwanahay inaga dhismayaasha socda iyo cidda wadaba ?
โ
Hishiis Dhab ah
โ
Shaqaale la isku halleyn karo
โ
Naqshad Qurux badan
โ
Dhismo Tayo Leh
โ
La-talin Bilaash ah!
๐ La soo xiriir maanta si aad u bilowdo dhismaha riyadaada!
๐ฉ [email protected]
๐ฑ +252 619 011420
๐ Facebook & Instagram:
Let your dream home be built with care, quality, and commitment.