Miftaax Construction Company

Miftaax Construction Company Acs kusoo dhawaada Miftaax Construction Company oo diyaar u ah inay idinka haqab tirto dhamaan baahi all baot Constractions

19/05/2025

"Ilmo qaba xaalad naadir ah oo lagu magacaabo Cyclopia ayaa ku dhashay Cisbitaalka Buuhoodle, kadib markii hooyo lix bilood uur lahayd ay la timid dhiig-bax daran.

Ilmaha ayaa lahaa hal il bartamaha wejiga, sanka iyo lafta sare ee madaxana wuu ka maqnaa, Hooyada oo xaaladdeedu aad u darneyd ayaa si degdeg ah loogu sameeyay gargaar caafimaad si loo badbaadiyo nolosheeda."

Xaaladdan ma jiraa dhakhtar si faahfaahsan innoo siin karaa ,,?

06/02/2025
Galab wanagsan
06/02/2025

Galab wanagsan

Asc Ramadan kariim
14/03/2024

Asc Ramadan kariim

31/12/2023

Address

Jidka Warshadaha
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Miftaax Construction Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Miftaax Construction Company:

Share