Cabdi samed mahad faarax

Cabdi samed mahad faarax Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cabdi samed mahad faarax, Damage restoration service, Mogadishu.

https://t.me/maharadenewMoral dilemma;  waa xaalad adag oo qofku ku khasbnayhay inuu doorto labo ama in ka badan oo ikht...
31/12/2024

https://t.me/maharadenew

Moral dilemma; waa xaalad adag oo qofku ku khasbnayhay inuu doorto labo ama in ka badan oo ikhtiyaar kuwaas oo gebi ahaan leh dhibaatooyin anshaxeed sidoo kale midkoodna uusan u muuqan mid saxa ama khaldan; go'aan kastaana wuxuu keeni karaa wax-yeello ama cawaaqib xumo aan midkoodna looga guuleysan karin si buuxda. Ma jiraan xalal fududu ama dheyda ka cad, ruuxu waa inuu sameeya xulashooyin ku saleysan qiimeyn adag tusaale; laba bukaan ayaa si degdega ugu baahan dhiig si noloshooda loo badbaadiyo, balse waxaa goobta isbitaalka jooga hal qof oo dhiigga ku deeqaya tani waxayna ka dhigantahay in hal bukaan oo qudha la badbaadin karo.

Bukaan B: waa Hooyo leh saddex carruuroo yaryar haatanse kii saddexaas fooshiisa si xun ugu dhiig baxdey kuna dhaw inay dhimato haddan dhiiggaas lagu shubin.

Bukaan T: waa Dhakhtar Wadnaha oo bulshada u ah muhiim kuna soo dhaawacnay shilgaari aadna u dhiig baxaya!

Waxay xaaladdani u baahantahay inaan labada bukaan mid la doorto si dhiigga loogu shubo noloshooda loo badbaadiyo.

Haddaba ma hooyada saddexda carruura ayaa mudnaanta leh si loo dhawrno nolosha qoyska mise dhakhtarka ayaa leh muhiimadda sababtoo ah wuxuu mustaqbalka caawin karaa bulshada?

Sidee caddaalad loogu heli karaa xaalad aysan suurtagal ahayn in mid walba la caawiyo?

Ma in go'aanka lagu saleeyaa wa-xqabadka iyo faa'iidada mustaqbalka mise waa in si siman loo arkaa?

Yaa leh masuuliyada ugu dambaysa ee go'aan qaaadashada ma dhakhtarka, qoyska bukaanka mise bukaanda laftooda haddii ay codkooda dhiiban karaan?

Adna ku darso marwalbana waxaa jiri doona moral dilemma!☘🦋🩷

https://t.me/maharadenew

You can view and join right away.

30/09/2022
03/08/2022

Waa page cusub follow dhaha wey soo socdaan wax idin farax galiyo insha allaah

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdi samed mahad faarax posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share