Som-architects & interior design

Som-architects & interior design classic designs
modern designs
all types of interior design (decoration)

new classic 🤍🤍💛.
17/04/2022

new classic 🤍🤍💛.

23/03/2022

shaqada kale (carwada dharka ee haaneed) oo shirkadu ka wado xaafada taleex kasoo horjeed ka hotel ambasador ama agagaarka beydan.

20/03/2022

waa shaqa cusub (carwo dhar) oo aan ka wadno dabaqa som-oil ee taleex.

17/02/2022

waa dhisme cusub oo shirkada Som-architects & interior design ee ka wado magaalada gaar ahaan wadada dabka.

dhismahaan ayaa ka kooban iyo .

ground floor ka waxa uu ka kooban yahay
-out door seating
- coffee iyo restaurant
-masjid
-office
-iyo laba musqul.

first floor kana waa indoor seating hall.

shirkada ayaa naqshada iyo fulintaba iska leh

and .

kusoo dhawaada gacma furan.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Som-architects & interior design posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share