23/07/2025
π¨ Hoteel G+5 Iib Ah
π Degmada: Howlwadaag
π Goobta: Ku yaalla inta u dhaxeysa isgoysyada Bakaaraha iyo Howlwadaag
ποΈ Qolal: 40 qol + howl weyn
π£οΈ Wadooyin: Ku fadhiya laamiga iyo laba waddo oo lix-lix ah
π§ Jihada Dhismaha: Bari, Koonfur & Waqooyi
π Dukumenti: Asal ah (Original Maxamed Siyaad Barre)
π Cabirka Dhulka: 13.5m Γ 20m
π° Qiimaha : $ 900,000 sagaalboqol oo kun doolar oo israac ah ee kafaaideysi wacan .
β¨ Fursad dahabi ah oo maalgelin ah! Ka faaβiidayso hadda!
π Wixii faahfaahin dheeri ah, fadlan kala xiriir: 610 848 173
πΈπ΄
ποΈ
ποΈ
πΌ
TOP Comments