Jama karama

Jama karama welcome

𝐉𝐮𝐦𝐜𝐚 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧 𝐒𝐚𝐚𝐱𝐢𝐛𝐚𝐲𝐚𝐚𝐥 .
18/12/2020

𝐉𝐮𝐦𝐜𝐚 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧 𝐒𝐚𝐚𝐱𝐢𝐛𝐚𝐲𝐚𝐚𝐥 .

Iskuulka waxay nagu bareen tuducyada gabayga ah ee leh 'Qofku ma helayo wax walba oo uu jecelyahay, Maxaayeelay dabayshu...
18/12/2020

Iskuulka waxay nagu bareen tuducyada gabayga ah ee leh 'Qofku ma helayo wax walba oo uu jecelyahay, Maxaayeelay dabayshu waxay ka imaataa meel aysan maraakiibtu jeclaysanin ( Dani isuma kaa sheegto)'.

Balse nama aysan barin tuducyada kale ee leh' Dabayshu way soconee, doonteenuna way soconaysaa. Annaga ayaa dabayl ah, annaga ayaa bad ah annaga ayaana maraakiib ah'.

Ujeedku waa inuusan jirin wax ka awood badan rabitaanka qofka marka uu weheshanayo go'aan adag.

Maalin wanaagsan. (Jumca Wanaagsan)

Xigasho: Cabdirisaaq xasan jidhi

18/12/2020

𝐙𝐎𝐎𝐌𝐈𝐍𝐆 𝐈𝐍 𝐌𝐎𝐆𝐀𝐃𝐈𝐒𝐇𝐔
𝐖𝐈𝐓𝐇 𝐆𝐎𝐎𝐆𝐋𝐄 𝐄𝐀𝐑𝐓𝐇

14/12/2020

Another Level💞👊
Simulate A project

10/07/2020

☀ أذكار الصباح ☀
كلمات قليلة وأجور عظيمة بإذن الله تعالى
☀أعوذ بالله من الشيطان الرجيم
☀ بسم الله الرحمن الرحيم
(اللَّهُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ لاَ تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلاَ نَوْمٌ لَّهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الأَرْضِ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِندَهُ إِلاَّ بِإِذْنِهِ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ وَلاَ يُحِيطُونَ بِشَيْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلاَّ بِمَا شَاء وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضَ وَلاَ يَؤُودُهُ حِفْظُهُمَا وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيمُ)

☀ بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ
(قُلۡ هُوَ ٱللَّهُ أَحَدٌ (١) ٱللَّهُ ٱلصَّمَدُ (٢) لَمۡ يَلِدۡ وَلَمۡ يُولَدۡ (٣) وَلَمۡ يَكُن لَّهُ ۥڪُفُوًا أَحَدٌ (٤))
( ثلاث مرات )

☀ بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ
(قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ الْفَلَقِ (1) مِنْ شَرِّ مَا خَلَقَ (2) وَمِنْ شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ (3) وَمِنْ شَرِّ النَّفَّاثَاتِ فِي الْعُقَدِ (4) وَمِنْ شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ (5))

☀ بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ
( قُلۡ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلنَّاسِ (١) مَلِكِ ٱلنَّاسِ (٢) إِلَـٰهِ ٱلنَّاسِ (٣) مِن شَرِّ ٱلۡوَسۡوَاسِ ٱلۡخَنَّاسِ (٤) ٱلَّذِى يُوَسۡوِسُ فِى صُدُورِ ٱلنَّاسِ (٥) مِنَ ٱلۡجِنَّةِ وَٱلنَّاسِ (٦))
( ثلاث مرات )

☀ - ((أَصْبَحْنَا وَأَصْبَحَ الْمُلْكُ لِلَّهِ وَالْحَمْدُ لِلَّهِ لَا إِلَهَ إِلَّا اللَّهُ وَحْدَهُ لَا شَرِيكَ لَهُ ، لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ . رَبِّ إنِّي أَسْأَلُكَ خَيْرَ مَا فِي هَذِاِ اليَوم وَخَيْرَ مَا بَعْدَهُ وَأَعُوذُ بِكَ مِنْ شَرِّ هَذِاِ اليَوم وَشَرِّ مَا بَعْدَهُ . رَبِّ أَعُوذُ بِكَ مِنَ الْكَسَلِ وَسُوءِ الْكِبَرِ . رَبِّ أَعُوذُ بِكَ مِنْ عَذَابٍ فِي النَّارِ وَعَذَابٍ فِي الْقَبْرِ . ))
(مختصر مسلم: 1894)

☀ - (( اللَّهُمَّ بِكَ أَصْبَحْنَا، وَبِكَ أَمْسَيْنَا، وَبِكَ نَحْيَا، وَبِكَ نَمُوتُ، وَإِلَيْكَ النُّشُورُ, ))

☀ - ((اللَّهُمَّ أَنْتَ رَبِّي،لاَ إِلَـهَ إِلاَّ أَنْتَ خَلَقْتَنِي وَأَنَا عَبْدُكَ وَأَنَا عَلَى عَهْدِكَ وَوَعْدِكَ مَا اسْتَطَعْتُ، أَعُوذُ بِكَ مِنْ شَرِّ مَا صَنَعْتُ, أَبُوءُ لَكَ بِنِعْمَتِكَ عَلَيَّ، وَأَبُوءُ لَكَ بِذَنْبِي، فَاغْفِرْ لِي؛ فَإِنَّهُ لاَ يَغْفِرُ الذُّنُوبَ إلاَّ أَنْتَ)) .

☀ - ((يَا حَيُّ يَا قَيُّومُ بِرَحْمَتِكَ أَسْتَغِيثُ, أَصْلِحْ لِي شَأْنِي كُلَّهُ, وَلاَ تَكِلْنِي إِلَى نَفْسِي طَرْفَةَ عَيْنٍ)) .

☀(اللَّهُمّ عَالِمَ الْغَيْبِ وَالشَّهَادَةِ, فَاطِرَ السَّمَوَاتِ وَالأَرْضِ, رَبَّ كُلِّ شَيْءٍ وَمَلِيكَهُ، أشهد أن لا إله إلا أنت, أَعُوذُ بِكَ مِنْ شَرِّ نَفْسِي، وَشَرِّ الشَّيْطَانِ وَشَِرَْكِهِ وان أَقْتَرِفَ عَلَى نَفْسِي سُوءًا أَوْ أَجُرَّهُ إِلَى مُسْلِمٍ)

☀ - ((اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ الْعَافِيَةَ فِي الدُّنْيَا وَالآخِرَةِ, اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ الْعَفْوَ وَالْعَافِيَةَ فِي دِينِي, وَدُنْيَايَ, وَأَهْلِي, وَمَالِي, اللَّهُمَّ اسْتُرْ عَوْرَاتِي وَآمِن رَّوْعَاتِي, اللَّهُمَّ احْفَظْنِي مِنْ بَيْنِ يَدَيَّ, وَمِن ْ خَلْفِي, وَعَنْ يَمِينِي, وَعَنْ شِمَالِي, وَمِنْ فَوْقِي، وَأَعُوذُ بِعَظَمَتِكَ أَنْ أُغْتَالَ مِنْ تَحْتِي)) .

☀- ((لاَ إِلَـهَ إِلاَّ اَللهُ وَحْدَهُ لاَ شَرِيكَ لَهُ, لَهُ الْمُلْكُ, وَلَهُ الْحَمْدُ, وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ)) .

☀ - ((بِسْمِ اللهِ الَّذِي لاَ يَضُرُّ مَعَ اسْمِهِ شَيْءٌ؛ فِي الأَرْضِ وَلاَ فِي السَّمَاءِ وَهُوَ السَّمِيعُ الْعَلِيمُ)) .
ثلاث مرات .

☀ - ((اللَّهُمَّ عَافِنِي فِي بَدَنِي، اللَّهُمَّ عَافِنِي فِي سَمْعِي، اللَّهُمَّ عَافِنِي فِي بصري لاإله إلاَّ أَنْتَ, ))
ثلاث مرات

☀((اللَّهُمَّ إِنِّي أَعُوذُ بِكَ مِنَ الْكُفْرِ وَالْفَقْرِاللَّهُمَّ إِنِّي أَعُوذُ بِكَ مِنْ عَذَابِ الْقَبْرِ، لاَ إِلَـهَ إلاَّ أَنْتَ)) .
ثلاث مرات

☀ - ((لاَ إِلَـهَ إِلاَّ اَللهُ وَحْدَهُ لاَ شَرِيكَ لَهُ, لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ يُحْيِي وَيُمِيتُ وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ)) . عشر مرات .

☀ - ((سُبْحَانَ اللهِ وَبِحَمْدِهِ)) . مائة مرة .

☀ - ((سُبْحَانَ اللهِ)) . مائة مرة .
((الحَمْدُ للهِ)) . مائة مرة .
((اللهُ أكْبَرُ)) . مائة مرة .
((لاَ إِلَـهَ إِلاَّ اَللهُ وَحْدَهُ لاَ شَرِيكَ لَهُ, لَهُ الْمُلْكُ, وَلَهُ الْحَمْدُ, وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ)) . مائة مرة .

☀- ((رَضِيتُ بِاللهِ رَبًّا, وَبِالإِسْلاَمِ دِينًا, وَبِمُحَمَّدٍ نَّبِيًّا)) .

☀ - ((أَصْبَحْنَا عَلَى فِطْرَةِ الإِسْلاَمِ، وَكَلِمَةِ الإِخْلاَصِ، وَدِينِ نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ، وَمِلَّةِ أَبِينَا إِبْرَاهِيمَ حَنِيفًا مُّسْلِمًا -وَمَا كَانَ مِنَ المُشْرِكِينَ-)) .

☀ - ((سُبْحَانَ اللهِ وبحمده عَدَدَ خَلْقِهِ, وَرِضَا نَفْسِهِ, وَزِنَةَ عَرْشِهِ, وَمِدَادَ كَلِمَاتِهِ)) . ثلاث مرات .

28/06/2020
📌📌📌📌📌  saxbayal qof welba oo page_kan igula sxb ah waxaan leyahay  Insha allah bisha ramadan waxaan halkan idinkugu so g...
23/04/2020

📌📌📌📌📌

saxbayal qof welba oo page_kan igula sxb ah waxaan leyahay

Insha allah bisha ramadan waxaan halkan idinkugu so gubdin donaa waxyabo idin anfaco adun iyo akhiraba

. Smart cities (Q2aad)La kala dheeree orodse maaha—————————————————————————Aduunku wuxuu kabaha u illaday tartan casriye...
03/03/2020

. Smart cities (Q2aad)
La kala dheeree orodse maaha—————————————————————————
Aduunku wuxuu kabaha u illaday tartan casriyeysan oo lagu xardhay technologiyada laguna kala dheereeyey,
Wadanba taagtiisu tillaabsaday halka wadamada dhaca bariga Asia ee Japan, singapore, South korea iyo China ay guulo badan ka gaareen,

hadaba wa kuwan 10-ka wadan ee safka h**e kaga jira habkan casriga;
USA, England, France, Japan, Iceland, singapore, South korea, Canada, China’s Hong kong iyo Netherlands.

Qaaradeena africa waxay dhankeeda kaga jirtaa tartanka, madaama dadka africa ay afar melood meel aduunka ka yihiin badidoodna ku noolyihiin dhulka miyiga ah, waxay baahi wayn u qabaan Adeegyo hormarsan oo la jaanqadaya nolosha dunida hormartay;
Sidaas si lamida Africa waxaa ka socda mashaariic aan ka xusi karo;
• Kenya- Konza techno city waxaa ku baxaya dhaqaale dhan $15.5bn qorshuhuna yahay in furo sanadka 2030, waxaa kale oo mashruucaan lagu magacaaba Africa’s Silicon Savannah.
• Eko Atlantic Nigeria- waa magaalo xeebeed loo dhisayo hab casriya waxaana ku baxaya dhaqaale dhan $6bn lana rajaynayo in malaayin african ahi shaqo iyo deganaansho ka helaan.
Sidoo kale waxaa wadamada Ghana, South africa iyo Rwanda ka socda mashaariic nocaan oo kale ah ay ku baxayaan Balaayiin dollar.

Innagu Somalia ahaan waan ka hurudnaa arinkaan kumanaba fakarano waxaana la’nahy nolosha teedi aasaasiga ahayd, haba iska jiraan sababo Amni iyo Dhaqaalo yari balse waan rajaynayaa inaan mustaqbalka kaalin mug wayn ka ciyaari doono.

Qalinkii Eng. Abdelfetah Guutaleh.

Magaalooyinka casriga ah (Smart cities)———————————————————————-Horumarinta dhismaha Magaalooyinka hab la jaanqaadaya xad...
16/02/2020

Magaalooyinka casriga ah
(Smart cities)
———————————————————————-
Horumarinta dhismaha Magaalooyinka hab la jaanqaadaya xadaarada iyo technologiyada casriga ah.

Waa nooc deegaamayn ah oo maanta aduunku uu uguuray lana tijaabiyey intifaaciisa.

Magaalo waxay Smart city noqon karta marka ay ku diyaar yihiin adeegyadan:
⏺Biyo ku filan degaanka lana hubiyey
⏺Adeeg koronto oo laysku halleyn karo
⏺Maaraynta fayadhowrka hab fudud
⏺Sahlanaanta isu socodka gaadiidka dadweynha.
⏺Guryo qiime jaban oo danyartu iibsan karto.
⏺suurtagalnimada internet xawaarihiisu sarreeyo.
⏺Adeegyo casriya oo lagu hubiyo amniga, tirakoobka iyo badqabka bulshada.
⏺Masaajid, Goobo waxbarasho, caafimaad iyo suuqyo wax walba laga heli karo .
⏺Meelo ku haboon dalxiiska sida beero, jardiimooyin, iyo harooyin gacan ku samays ah.

Hadaba, ayadoo la tixraacayo faa’idooyinka aan kor ku xusnay; aduunku wuxuu u baqoolay tartan hufan oo ku aadan Magaalooyinka casriga ah (smart cities).
qormadan qormada xigta waxaan ku eegi doona tartankan cusub ee dhawaan dunida ka curtay.

W/Q:Eng Abdelfettah guutaale

 ======™============Meeraha Dusaa ama mercury oo ah meeraha ugu dhaw qorraxda , wuxuu u jiraa masaafo dhan 47.6 million ...
15/02/2020


======™============

Meeraha Dusaa ama mercury oo ah meeraha ugu dhaw qorraxda , wuxuu u jiraa masaafo dhan 47.6 million KM, meerahan waa meeraha ugu dheereeyah marka uu ku wareeganaayoh qorraxda.

halkii mar waxa uu ku wareegtaa 88 maalmood,waxa uu wax yar ka weynyahay Dayaxa.

meerahan ma Cimilo kulula se waa meeraha ugu badan ee ay ka buuxaan dhagaxuunta iyo macaadinta Culus, maalin-xidigeedka meerahan waa 55.65 maalin oo dhulka ah, sannad-xiddigeedkiisuna waa 87.97 maalin oo dhulka ah.

halkii maalin oo mercury ah waa saddex-meelood meel oo Sannadka ah, Dahaarka Hawada ayaa Nuuga ifka kasoo baxa meerahan,meerahan Curriyaha ugu badann ee ku jira Waa Iron.

Mercury , Dusaa,waa meeraha ugu yar meerayaasha kale.



:- SAHAN SIDDE

:- Taali~2000

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jama karama posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share