Caqli Waa Waalid Somaliweyn"official

Caqli Waa Waalid Somaliweyn"official Soo Dhawada Soomaaliweyn Guusheenu Waa Midnimo Qaran💙🙏👍 Midnimo Ayaa Noo Balana Somaliweyn

08/05/2022

Degdeg Madaxwaynaha Qaranka Soomaaliya🇸🇴 Oo Shaaciyay Inuu U Taagan Yahay Xilka Madaxweyne.
M/w Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo.

16/11/2021

War DEG DEG Ah Labo Qarax ayaa Ka dhacay bartamaha caasimadda Uganda ee Kambala.
Qaraxa h**e wuxuu ka dhacay xarun laga dukaameysto oo u dhaw saldhigga dhexe ee booliska iyo halka qaraxa kale uu ka dhacay Guriga Ceymiska ee Jubilee oo ku yaalla Waddada Baarlamaanka.

12/11/2021

DFS Oo Askarta Ugando Dil ku Xukuntay
Ku soo Dhawaada Soomaaliy💙 Quursi Diiday.

Share Like Follow👍

10/11/2021

Isxisaabi inta Aan Lagu Xisaabin khayrka Siifaafi

Share Like Follow👍

09/11/2021

Dowladda Soomaaliya💙 Oo Golaha Amniga Midowga Afrika U Sheegtay Shacabka soomaaliyeed💙 ineysan Aqbali doonin sii joogista ciidanka Amisom.

Share Like Follow👍

09/11/2021

Lacag Lagu Qabatay Gagida Diyaaradaha Aadan Cade Mugdhisho Oo Malaayiin Ah.

Lake Share Follow👍

Jumco Wngsn Somliweyn💙👍
04/11/2021

Jumco Wngsn Somliweyn💙👍

03/11/2021

Dib U Milicsi Hidaha Iyo Dhaqanka Somalida💙 Nolosha Miyiga Iyo Sooyaalki Taariiqaha Ku Sdhwda Muuqaal Xanbaarsan Nala Dhamayso Wax kugu Cusub Wax Badan Ka Baro. Ku Faan Dhaqan kaada.

Lake share follow👍

29/10/2021

Somalia💙 1968 Waayo Waayo & Wabiga jubba.

Share Like Follow👍

23/10/2021

Guul & Gobanimo CXQ Soomaaliya💙

Share Like Follow🙏👍

19/10/2021

Cadaan Afka Somaaliga💙 Qudbad Ku Jeedinaya.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caqli Waa Waalid Somaliweyn"official posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category