12/05/2026
Waxaan halkaan idin kula wadaagayaa mashruuc dhismo oo loogu talagalay dhul cabirkiisu yahay
20M X 15M.
Naqshaddan waxay ka koobantahay
• 6 Qol oo jiif ah
• 1 Master Room
• 4 Musqulood
• 2 Jiko waasac ah
• 2 Fadhi
• Parking Iyo Service
Haddii aad xiisaynayso faahfaahin dheeraad ah ama aad u baahan tahay naqshad sidan oo kale ah, fadlan nala soo xiriir