15/10/2026
Dhise waxa ay kuugu talagashay 3 - hadiyad
Qofka ugu horeeya ee doorta numberka saxda ah ayaa nasiib u yeelan doona oo la gudoonsiin doonaa hadiyadahaas
Shuruudaha waxaa ka mid ah inaad pageka follow dhahdo like aad saarto muuqaalkaan share dhahdo ka dibna aad commentiga ku soo qorta numberka nasiibkaaga ah
Hadii aad noqota guuleystaha waxaan kugu sugeynaa hallka shirkadda dhise oo aan abaalmarinta kugu gudoonsiin doona
Nasiib wacan dhamaan