EEE in Somalia

EEE in Somalia Cilmiga Korontada Ku baro Qaab Fudud👷‍♂️📕

05/01/2024
Fadlan ka ilaali carurta dobiyo bareska fiqan wa Qatar Sawabi karta dhimasho⚡️
31/12/2023

Fadlan ka ilaali carurta dobiyo bareska fiqan wa Qatar Sawabi karta dhimasho⚡️

28/12/2023

Korontada wa Qatar ee ka taxadar o kawar qab Gurigaaga

21/12/2023

Ma tahay arday daneenaya engineering in o Barto jawaptada haday Haa tahay video adiga kugu socdaa

゚viralシ ゚シ゚ ゚

Asc Hbn wanaagsan Asxabta a halkan ku midownay Insha Allah waxa halkaan ku so Gudbi don na Halista ay ledahay Korontada ...
30/11/2023

Asc Hbn wanaagsan Asxabta a halkan ku midownay Insha Allah waxa halkaan ku so Gudbi don na Halista ay ledahay Korontada Insha Allah wixi Su aal eh wa na so Weydi kartaan si, a kaaga jawabno Mahadsanidiin
qul qulka korontada wa shey awood leh hadana liska ilaalin ama si sax eh lo is ticmalin waxa ka dhala kara qataro Aad ubadan. Qaar ka mid ah khataraha ay dhalin karto koronto waxaa ka mid ah:
Shoogga korantada: Tani waa khatarta ugu badan ee korontada. Waxay dhacdaa marka qulqul koronto ahi uu jidhka dhex maro.
Dabka: Korontadu waxay sababi kartaa dab haddii aan si habboon loo rakibin ama aan loo isticmaalin. Xadhkaha ciladaysan, wareegyada xad dhaafka ah, iyo qalabyada burburay dhamaantood waxay kicin karaan dab.

29/11/2023

Qabka lo dhaliyo Korantada iyo qabka ay ku imaato Gurigaagađź’ˇ

24/11/2023

Wa Maxay koronto iyo qatarta ay ledahay korontada aya kaga Boga Donta Page ka

23/11/2023

Address

Mogadishu

Telephone

+252617345882

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when EEE in Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to EEE in Somalia:

Share

Category