13/06/2026
Shirkadda Qudus waxay ku faraxsan tahay inay qayb ka noqoto qalabaynta Wasaaradda Waxbarashada ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle. Waxaan sii wadaynaa bixinta adeegyo iyo qalab tayo leh oo ka qayb qaata horumarka dalka.
Qudus Company – Kalsooni iyo Tayo.