18/02/2026
๐ก NAQSHAD VILLA G+1 CASRI AH | HEEfOW ARCHITECTS
Naqshaddan waa Villa G+1 casri ah oo si xeel dheer loo qorsheeyay, kuna dhisan isku dheelitirnaan u dhexeysa bilic, shaqeyn iyo raaxo.
๐น 4 Qol Jiif
๐น Fadhi & Qado Isku Furan (Open Plan Living)
๐น 4 Suuli
๐น Jiko Casri ah + Store
๐น Qayb kore oo Fadhi ah [Outdoor sitting]
๐น Parking Gaariga
๐ง Design Concept
Naqshaddu waxay ku dhisan tahay Modern Minimalist Architecture oo leh geometric forms nadiif ah,
๐จ Pattern & Faรงade Idea
Waxaa si gaar ah loo isticmaalay perforated pattern panels (mashrabiya style) kuwaas oo: โ Qurux u yeelaya faรงade-ka
โ Yareynaya kuleylka qorraxda
โ Ilaalinaya privacy-ga guriga
โ Abuuraya hoos & hadh dabiici ah
๐ฟ Raaxo & Nolol Casri ah
Qaybta fadhiga ee kore waxay siinayaan qoyska:
Meel nasasho
Meel marti lagu qaabilo
๐ Naqshad ku habboon cimillada Soomaaliya, nolol qoys, iyo mustaqbal casri ah.
๐ Design & Visualization by: Heefow Architects
๐ฉ Nala soo xiriir si aad u hesho naqshad adiga kuu gaar ah
๐ Nagala soo xiriir:
๐ฒ Tell / WhatsApp / DM: 770945044