Ultimo Steel & Construction

Call Directions

Ultimo Steel & Construction Steel structure service

π—ͺ𝗔𝗫𝗔𝗑 π——π—›π—œπ—¦π—‘π—”π—” π— π—¨π—¦π—§π—”π—€π—•π—”π—Ÿ π—ͺ𝗔𝗔π—₯𝗔Tayo, Adkeysi & Kalsooni β€” Dhismo maanta, mustaqbal berri.Waxaan bixinnaa adeegyo bir-dhism...
26/09/2026

π—ͺ𝗔𝗫𝗔𝗑 π——π—›π—œπ—¦π—‘π—”π—” π— π—¨π—¦π—§π—”π—€π—•π—”π—Ÿ π—ͺ𝗔𝗔π—₯𝗔
Tayo, Adkeysi & Kalsooni β€” Dhismo maanta, mustaqbal berri.

Waxaan bixinnaa adeegyo bir-dhismaha iyo dhismaha casriga ah, annagoo ku shaqeyna tayo sare, farsamo hufan iyo adkeysi waara.

π—¨π—Ÿπ—§π—œπ— π—’ π—¦π—§π—˜π—˜π—Ÿ & 𝗖𝗒𝗑𝗦𝗧π—₯π—¨π—–π—§π—œπ—’π—‘
Waxaan maanta dhiseynaa waxa berri lagu faani doono.

πŸ“ Degmada Hodon, Muqdisho – Soomaaliya
πŸ“ž 0772183330 | 0772183331 | 0772183332

Follow us: Ultimo Steel & Construction

Jimco WanaagsanWaxaan jimca wanaagsan  leenahay  guud ahaan bulshada Soomaaliyeed iyo macaamiisheena.
28/08/2026

Jimco Wanaagsan

Waxaan jimca wanaagsan leenahay guud ahaan bulshada Soomaaliyeed iyo macaamiisheena.



Albaab qurux badan waa bilowga amniga iyo muuqaalka wanaagsan ee gurigaaga. Waxaan samaynaa albaabo bir ah oo adkeysi, a...
27/08/2026

Albaab qurux badan waa bilowga amniga iyo muuqaalka wanaagsan ee gurigaaga.

Waxaan samaynaa albaabo bir ah oo adkeysi, amni iyo naqshad casri ah isku darsaday, si gurigaaga ama ganacsigaagu u yeesho muuqaal iyo ilaalin wanaagsan.

Haddaba Maantaba nala soo xiriir oo hel albaabo tayo leh.

πŸ“ž 0772183330 | 0772183331 | 0772183332
πŸ“ Degmada Hodan, Muqdisho



Daaqado Tayo Leh oo Gurigaaga Qurxiyanaya!Shirkadda Ultimo Steel & Construction Waxay diyaar kuula tahay dariishado casr...
25/08/2026

Daaqado Tayo Leh oo Gurigaaga Qurxiyanaya!

Shirkadda Ultimo Steel & Construction Waxay diyaar kuula tahay dariishado casri ah, bir ah oo isku darsaday tayo iyo qurux misana la jaanqaadaya naqshadda gurigaaga.

Haddaba dooro Ultimate oo Maantaba nala soo xiriir:
πŸ“ Degmada Hodan, Muqdisho
πŸ“ž 0772183330 | 0772183331 | 0772183332



Noogu kaalay Jaranjarrooyin Bir ah oo Qurux iyo Adkeysi Leh:Shirkadda Ultimate waxay diyaar kuula tahay samaynta jaranja...
24/08/2026

Noogu kaalay Jaranjarrooyin Bir ah oo Qurux iyo Adkeysi Leh:

Shirkadda Ultimate waxay diyaar kuula tahay samaynta jaranjarrooyin bir ah oo casri ah, oo isku daraya adkeysi, badbaado, qurux iyo naqshad ku habboon dhismahaaga.

Haddaba Haddii aad dhiseyso guri, xafiis ama commercial building, Maantaba nala soo xiriir si aan kuugu samayno jaranjar kugu haboon.

πŸ“ Degmada Hodan, Muqdisho
πŸ“ž 0772183330 | 0772183331 | 0772183332




Shirkadda Ultimo Steel & Construction waxay diyaar idiinla tahay farsamada iska-faaloyin bir ah oo tayo leh, adkeysi iyo...
23/08/2026

Shirkadda Ultimo Steel & Construction waxay diyaar idiinla tahay farsamada iska-faaloyin bir ah oo tayo leh, adkeysi iyo quruxba leh, isla markaana si hufan looga faa’iidaysan karo.

Haddaba Haddii aad u baahan tahay iskifaalooyin casri ah oo ku habboon bakhaarro, ganacsiyo iyo goobaha kaydinta, nala soo xiriir maanta.

πŸ“ž 0772183330 | 0772183331 | 0772183332
πŸ“ Degmada Hodon, Muqdisho – Soomaaliya



Jimco Mubaarak!Nabad ku jimcaysta oo ha iloobina samaynta camalo wanaagsan, sida Quran Akhris iyo Qaraabo salaan!
21/08/2026

Jimco Mubaarak!

Nabad ku jimcaysta oo ha iloobina samaynta camalo wanaagsan, sida Quran Akhris iyo Qaraabo salaan!

Dhisme bir ah mise mid dhagax ah?Mid kasta wuxuu leeyahay faa’iidooyin iyo caqabado u gaar ah. Laakiin marka la eego xaw...
20/08/2026

Dhisme bir ah mise mid dhagax ah?

Mid kasta wuxuu leeyahay faa’iidooyin iyo caqabado u gaar ah. Laakiin marka la eego xawaaraha dhismaha, adkeysiga iyo kharashka, kee ayaa kuugu habboon waqtigaan casriga ah.

Haddii aad doonayso dhismaha guryaha birta ah iyo adeegyada birta ah sida miisaska birta ah, kuraasta iyo baqaarada, maantaba nala soo xiir:

πŸ“ž 0772183330 | 0772183331 | 0772183332
πŸ“ Degmada Hodan, Muqdisho



Shirkadda Ultimo Steel and Construction waxay si kal iyo laab ah ugu hambalyaynaysaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee ma...
15/08/2026

Shirkadda Ultimo Steel and Construction waxay si kal iyo laab ah ugu hambalyaynaysaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee maanta ku guulaystay Imtixaanka Shahaadiga Qaranka.

Waxaad muujiseen dadaal, dulqaad idinkoo bixiyay waqti badan ee mustaqbal wanaagsan oo guulaysta idinka Alle.



Aan qorshahaaga dhisme u beddalno xaqiiqo!Shirkadda Ultimo Steel & Construction waxay diyaar kuula tahay adeegyo dhismah...
13/08/2026

Aan qorshahaaga dhisme u beddalno xaqiiqo!

Shirkadda Ultimo Steel & Construction waxay diyaar kuula tahay adeegyo dhismaha iyo farsamada birta ah, laga bilaabo Kuraas, Albaabo, Daaqado, Sariiro, Shelves, Jaranjarooyin iyo IYO DHAMMAAN adeegyada birta ee aad u baahan tahay.

Haddaba haddii aad qorsheynayso dhisme ama aad u baahan tahay adeeg bir ah oo tayo iyo xirfad leh, Ultimo Steel & Construction waa doorashadaada saxda ah!

πŸ“ž 0772183330 | 0772183331 | 0772183332οΏ½πŸ“ Degmada Hodan, Muqdisho


Address

Banaadir
Mogadishu
2

Telephone

+252617478660

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ultimo Steel & Construction posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share