05/12/2019
Vs
Saadaali oo ku guuleyso Abaalmarin $150 ah Ciyaarta Final ka degmooyinka G/banaadir 2019.
SI AAD UGU GUULAYSATO RAAC TILMAAMAHAN👉:
1. Marka h**e like-saar page-ka, kadibna share-garee.
2. Sheeg oo saadaali Natiijada Ciyaarta.
3. Hadii dhawr qof ay wada Saxaan Natiijada Ciyaarta Qofka xaga Wakhtiga ugu h**eeya ayaa ku Guulaysan doona Abaalmarinta.
4. waxaa ku guuleysanaya hal qof kaliya.
F.G: Saadaashu waxay ku egtahay marka ciyaartu bilaabato.