Heegan Construction &geological co.

Heegan Construction &geological co. heegan waa haqabtiraha baahida dadweynaha

Shirkada Dhismaha iyo Cilmiga Dhulka Ee Heegan, waxey umadda Soomaaliyeed iyo muslimiinta caalamkaba ugu hambalyeneysaa ...
27/06/2023

Shirkada Dhismaha iyo Cilmiga Dhulka Ee Heegan, waxey umadda Soomaaliyeed iyo muslimiinta caalamkaba ugu hambalyeneysaa munaasabadda qiimaha badan ee Ciiddul-Adxa.

Ciid Wanaagsan.

CIID WANAAGSAN
21/04/2023

CIID WANAAGSAN

Ramadaan Kariimdhamaan ummaddaMuslimiinta ah gaar ahaan ummaddaSoomaaliyeed.
22/03/2023

Ramadaan Kariim
dhamaan ummadda
Muslimiinta ah gaar ahaan ummadda
Soomaaliyeed.

Ciid wanaagsan, guud ahaan umadda muslimka meel walba ay joogaan gaar ahaan umadda soomaaliyeed, ilaahay ha inaga aqbalo...
01/05/2022

Ciid wanaagsan, guud ahaan umadda muslimka meel walba ay joogaan gaar ahaan umadda soomaaliyeed, ilaahay ha inaga aqbalo acmaasha suuban.
عيد مبارك، تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال.

RAMADAAN KARIIMSHIRKADDA HEEGAN CG Co.Waxaan umadda Muslimiinta, gaar ahaan umadda Soomaaliyeed meel kasta ay joogaan wa...
01/04/2022

RAMADAAN KARIIM
SHIRKADDA HEEGAN CG Co.

Waxaan umadda Muslimiinta, gaar ahaan umadda Soomaaliyeed meel kasta ay joogaan waxaan ugu bishaaree naynaa bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan. Waxaan Alle ka baryeenaa inuu naga dhigo kuwii kawada faa’idaysta kheyrka bishaan barakaysan ee Ramadaan.
!

Waa qalabka lagu baaro Biyaha Dhulka hoostiisa kujira.Shirkaha Heegan waxey kuu heysaa Qalab kuu sheegi kara Deegaan kaa...
25/03/2022

Waa qalabka lagu baaro Biyaha Dhulka hoostiisa kujira.

Shirkaha Heegan waxey kuu heysaa Qalab kuu sheegi kara Deegaan kaaga Biyaha Macaan halka ay kaga jiraan.

Shirkada Dhismaha iyo Cilmiga Dhulka Ee Heegan oo ku howlan Baarista ama Sahminta Biyaha Dhulka hoostiisa ku jira.
17/03/2022

Shirkada Dhismaha iyo Cilmiga Dhulka Ee Heegan oo ku howlan Baarista ama Sahminta Biyaha Dhulka hoostiisa ku jira.

28/12/2016

Heegan Waa Haqabtiraha baahida dadweynaha

Heegan Waa haqabtiraha baahida Dadweynaha
28/12/2016

Heegan Waa haqabtiraha baahida Dadweynaha

Waa injineerada shirkada Heegan Construction & Geological Co.oo baaris biyo kawada qeebo kamidah gobolada dalkeena sooma...
01/04/2015

Waa injineerada shirkada Heegan Construction & Geological Co.
oo baaris biyo kawada qeebo kamidah gobolada dalkeena soomaaliya.

14/01/2015

Hambalyo hambalyo hambalyo dhamaan macaamiisha shirkada Heegan CG Co. Waxaay idinku hambalyeeneysaa in mashaariic hormarineed aysoowado taasoo aykafaaideysan doonaan dhalan yaro badan oo shaqo abuur unoqon doonta.

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252615335543

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Heegan Construction &geological co. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Heegan Construction &geological co.:

Share