Masuur Media

Masuur Media Persisting in the managing idea of “Acting in good faith, excellent quality and complete integrity”

14/10/2025

Shaqo Ayaa sharaf leh 🙌

17/01/2025

Macalinkaan so Qabo 😬😄🤣

Xulka Qaranka Somaliya ayaa caawa wuxu la ciyaaridonaa Xulka Qaranka Eswatini Ciyaar taas o ah isreeb reebka Africa Cup ...
20/03/2024

Xulka Qaranka Somaliya ayaa caawa wuxu la ciyaaridonaa Xulka Qaranka Eswatini Ciyaar taas o ah isreeb reebka Africa Cup Of Nations.
Ciyaarta waxeey ka Dhaceeysa Dalka marocco oo Xulka Qaranka Somaliya oo Gurigreda ahaan ugu ciyaareysa.Wexey dhicidoonka ciyaarta.
Saacada ⏰10:00pm.
Garoonka 🏟️Stade El Abdi.
Somalia 🇸🇴 🆚🇸🇿 Eswatini.
👏👏👏👏

20/03/2024

CAAWA GUUL QARANKEENA INSHA ALLAAH
🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏

WAR DAG DAG : Sacuudiga oo ku dhawaaqay in Barito Ramadaan 1 tahay. Hala ogaaday bari waa Ramadaan waana la soomayaa. Ra...
10/03/2024

WAR DAG DAG : Sacuudiga oo ku dhawaaqay in Barito Ramadaan 1 tahay. Hala ogaaday bari waa Ramadaan waana la soomayaa.

Ramadaan Mubaarak

DEG-DEG: Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa dil ku xukuntay Sayid Cali Macalin Daa'uud oo lagu helay danbi ah in uu Xaaski...
06/03/2024

DEG-DEG: Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa dil ku xukuntay Sayid Cali Macalin Daa'uud oo lagu helay danbi ah in uu Xaaskiisa Nolosha ku gubay.

Burco oo Qaaday koobka Horyaalka Horyaalada somaliland Kadib markii  3 Goal Uga badiyeen Kooxda Hargeysa.Hambalyo Kooxda...
05/03/2024

Burco oo Qaaday koobka Horyaalka Horyaalada somaliland Kadib markii 3 Goal Uga badiyeen Kooxda Hargeysa.

Hambalyo Kooxda Burco ⚽️🏆🎗🎖🏅

05/03/2024

Omer dhuulle Hosbitaal ❣️❣️😌👨‍🦽🛌💏🎇

05/03/2024

Taagerayaasha Reer Burco oo iska Xaadiriyey ciyaarta Finalka ee Galabta ciyaarayaaan ✌️👊👐👏

05/03/2024

Shamuuri oo Dad badan oo Caan ah Ciriiri geliyey.
😄😄😄

01/03/2024

Madaxweynihii h**e ee Somalia
Md Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu so laabtay. muda 16 bil kadib.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Masuur Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category