15/04/2026
Halkaan waa Jiil Technical, khabiirkaaga ku takhasusay hagaajinta, rakibaadda, iyo nadiifinta qaboojiyayaasha (AC). Waxaan kuu damaanad qaadaynaa adeeg hufan iyo qaboow lagu nasto.
Wixii faahfaahin ah ama adeeg aad u baahan tahay, naga soo xiriir:
📲 0615303999
📲 0617655616
Maalin wanaagsan!"