Hadiid Industries Group

Hadiid Industries Group We are a premier provider of high-quality steel fabrication and construction.

26/05/2026

Ciid waa maalinta farxadda, jacaylka iyo isu soo dhowaanshaha qalbiyadu. Waxaan idiin rajeynaynaa Ciid ay ka buuxdo kheyr, barako iyo farxad. Ciid Mubaarak

โ€œ๐‡๐š๐๐ข๐ข๐ ๐ˆ๐ง๐๐ฎ๐ฌ๐ญ๐ซ๐ข๐ž๐ฌ - ๐‡๐จ๐ฒ๐ ๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ข๐ซ๐ญ๐šโ€

๐Ÿ“ž Contact Us Now: +252 772 000999 | 0619976001 | 0629976001
๐Ÿ’ฌ Email: [email protected]
๐ŸŒ Visit: hadiid.so

.

๐ŸŒ™ Ciid Mubaarak dhammaan ummadda Muslimiinta, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.Maalintaan qiima...
26/05/2026

๐ŸŒ™ Ciid Mubaarak dhammaan ummadda Muslimiinta, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

Maalintaan qiimaha badan waa maalin weyn oo xambaarsan farxad, walaaltinimo, is cafin, iyo isu naxariisasho.

Waa maalin aan Alle uga mahadcelineyno nimcooyinkiisa, kuna xoojinayno xiriirka qoysaska, ehelka, asxaabta, iyo bulshada inteeda kale.

โ€œ๐‡๐š๐๐ข๐ข๐ ๐ˆ๐ง๐๐ฎ๐ฌ๐ญ๐ซ๐ข๐ž๐ฌ - ๐‡๐จ๐ฒ๐ ๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ข๐ซ๐ญ๐šโ€

๐Ÿ“ž Contact Us Now: +252 772 000999 | 0619976001 | 0629976001
๐Ÿ’ฌ Email: [email protected]
๐ŸŒ Visit: hadiid.so

.

Maalinta Carafo waa maalin ka mid ah maalmaha ugu fadliga badan Islaamka. Waa maalin barakeysan oo Alle (SW) ka dhigay m...
26/05/2026

Maalinta Carafo waa maalin ka mid ah maalmaha ugu fadliga badan Islaamka. Waa maalin barakeysan oo Alle (SW) ka dhigay maalin sharaf iyo kheyr badan leh.

Maalintan, Alle (SW) wuxuu addoomadiisa uga naxariistaa si gaar ah, wuxuuna naarta ka xoreeyaa dad aad u badan, sidoo kale Alle (SW) wuxuu ugu dhaafayaa dembiyada laba sano; sannadkii tagay iyo sannadka soo socda.

Uga faaiideyso maalintaan qiimaha badan: Quraan aqris badan, Sadaqo, ducada iyo toobadkeenka.

โ€œ๐‡๐š๐๐ข๐ข๐ ๐ˆ๐ง๐๐ฎ๐ฌ๐ญ๐ซ๐ข๐ž๐ฌ - ๐‡๐จ๐ฒ๐ ๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ข๐ซ๐ญ๐šโ€

๐Ÿ“ž Contact Us Now: +252 772 000999 | 0619976001 | 0629976001
๐Ÿ’ฌ Email: [email protected]
๐ŸŒ Visit: hadiid.so

.

Farsameynta kaba saarka biraha ka sameysan oo leh naqshado kala duwanโ€œ๐‡๐š๐๐ข๐ข๐ ๐ˆ๐ง๐๐ฎ๐ฌ๐ญ๐ซ๐ข๐ž๐ฌ - ๐‡๐จ๐ฒ๐ ๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ข๐ซ...
25/05/2026

Farsameynta kaba saarka biraha ka sameysan oo leh naqshado kala duwan

โ€œ๐‡๐š๐๐ข๐ข๐ ๐ˆ๐ง๐๐ฎ๐ฌ๐ญ๐ซ๐ข๐ž๐ฌ - ๐‡๐จ๐ฒ๐ ๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ข๐ซ๐ญ๐šโ€

๐Ÿ“ž Contact Us Now: +252 772 000999 | 0619976001 | 0629976001
๐Ÿ’ฌ Email: [email protected]
๐ŸŒ Visit: hadiid.so

.

24/05/2026

Sheeko samaynta marmarka qaar waa muhiim๐Ÿ˜

โ€œ๐‡๐š๐๐ข๐ข๐ ๐ˆ๐ง๐๐ฎ๐ฌ๐ญ๐ซ๐ข๐ž๐ฌ - ๐‡๐จ๐ฒ๐ ๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ข๐ซ๐ญ๐šโ€

๐Ÿ“ž Contact Us Now: +252 772 000999 | 0619976001 | 0629976001
๐Ÿ’ฌ Email: [email protected]
๐ŸŒ Visit: hadiid.so

.

Albaab kasta oo aan sameyno wuxuu xanbaarsan yahay adkeysi iyo tayo sare.โ€œ๐‡๐š๐๐ข๐ข๐ ๐ˆ๐ง๐๐ฎ๐ฌ๐ญ๐ซ๐ข๐ž๐ฌ - ๐‡๐จ๐ฒ๐ ๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š...
23/05/2026

Albaab kasta oo aan sameyno wuxuu xanbaarsan yahay adkeysi iyo tayo sare.

โ€œ๐‡๐š๐๐ข๐ข๐ ๐ˆ๐ง๐๐ฎ๐ฌ๐ญ๐ซ๐ข๐ž๐ฌ - ๐‡๐จ๐ฒ๐ ๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ข๐ซ๐ญ๐šโ€

๐Ÿ“ž Contact Us Now: +252 772 000999 | 0619976001 | 0629976001
๐Ÿ’ฌ Email: [email protected]
๐ŸŒ Visit: hadiid.so

.

Miisas iyo kuraas casri ah oo ku habboon maqaayadaha, coffee shops-ka, iyo goobaha ganacsiga. Waxaan kuu diyaarineynaa n...
21/05/2026

Miisas iyo kuraas casri ah oo ku habboon maqaayadaha, coffee shops-ka, iyo goobaha ganacsiga. Waxaan kuu diyaarineynaa naqshado tayo leh, qurux badan, isla markaana adkeysi leh si ay u soo jiitaan macaamiishaada una qurxiyaan goobtaada.

โ€œ๐‡๐š๐๐ข๐ข๐ ๐ˆ๐ง๐๐ฎ๐ฌ๐ญ๐ซ๐ข๐ž๐ฌ - ๐‡๐จ๐ฒ๐ ๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ข๐ซ๐ญ๐šโ€

๐Ÿ“ž Contact Us Now: +252 772 000999 | 0619976001 | 0629976001
๐Ÿ’ฌ Email: [email protected]
๐ŸŒ Visit: hadiid.so

.

20/05/2026
Ismahan Khalil oo ka tirsan Kooxda Marketing-ka ee Shirkadda Hadiid ayaa muddo hal isbuuc ah tababar qiimo badan siisay ...
20/05/2026

Ismahan Khalil oo ka tirsan Kooxda Marketing-ka ee Shirkadda Hadiid ayaa muddo hal isbuuc ah tababar qiimo badan siisay ardayda Digital Marketing-ka ee Jaamacadda SIMAD.

Tababarkaasi wuxuu diiradda saaraayay Mobile Content Creation iyo Freelancing Filming Masterclass, iyadoo ardayda lagu barayay xirfado casri ah oo la xiriira sameynta muuqaalada tayada leh, hal-abuurka content-ka mobilada, iyo sida loogu shaqeysto freelancing-ka dhanka filming-ka.

โ€œ๐‡๐š๐๐ข๐ข๐ ๐ˆ๐ง๐๐ฎ๐ฌ๐ญ๐ซ๐ข๐ž๐ฌ - ๐‡๐จ๐ฒ๐ ๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ข๐ซ๐ญ๐šโ€

๐Ÿ“ž Contact Us Now: +252 772 000999 | 0619976001 | 0629976001
๐Ÿ’ฌ Email: [email protected]
๐ŸŒ Visit: hadiid.so

.

๐—ง๐—ผ๐—ฏ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฏ๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐——๐—ต๐˜‚๐—น-๐—ซ๐—ถ๐—ท๐—ท๐—ฎ๐—ต (๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ๐—ผ) waa maalmo aad u fadli badan oo Alle SWT si gaar ah u karaameeyay. Waa maalmo...
18/05/2026

๐—ง๐—ผ๐—ฏ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฏ๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐——๐—ต๐˜‚๐—น-๐—ซ๐—ถ๐—ท๐—ท๐—ฎ๐—ต (๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ๐—ผ) waa maalmo aad u fadli badan oo Alle SWT si gaar ah u karaameeyay. Waa maalmo la badiyo cibaadada, ducada, soonka, sadaqada, iyo camalka wanaagsan.

Rasuulka ๏ทบ wuxuu sheegay in camalka wanaagsan ee la sameeyo maalmahan uu yahay mid Alle ugu jecel maalmaha kale oo dhan. Waa fursad qaali ah oo qof walba uu uga faaโ€™iideysan karo inuu Alle ugu dhowaado, qalbigiisana nadiifiyo.

โ€œ๐‡๐š๐๐ข๐ข๐ ๐ˆ๐ง๐๐ฎ๐ฌ๐ญ๐ซ๐ข๐ž๐ฌ - ๐‡๐จ๐ฒ๐ ๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ข๐ซ๐ญ๐šโ€

๐Ÿ“ž Contact Us Now: +252 772 000999 | 0619976001 | 0629976001
๐Ÿ’ฌ Email: [email protected]
๐ŸŒ Visit: hadiid.so

.

Agabka dhismaha birta ka sameysan wuxuu gurigaaga siinayaa Adkeysi iyo Qurux Casri ah.โ€œ๐‡๐š๐๐ข๐ข๐ ๐ˆ๐ง๐๐ฎ๐ฌ๐ญ๐ซ๐ข๐ž๐ฌ - ๐‡๐จ๐ฒ๐ ๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ...
17/05/2026

Agabka dhismaha birta ka sameysan wuxuu gurigaaga siinayaa Adkeysi iyo Qurux Casri ah.

โ€œ๐‡๐š๐๐ข๐ข๐ ๐ˆ๐ง๐๐ฎ๐ฌ๐ญ๐ซ๐ข๐ž๐ฌ - ๐‡๐จ๐ฒ๐ ๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ข๐ซ๐ญ๐šโ€

๐Ÿ“ž Contact Us Now: +252 772 000999 | 0619976001 | 0629976001
๐Ÿ’ฌ Email: [email protected]
๐ŸŒ Visit: hadiid.so

.

Address

Digfeer Street, Mogadishu
Muqdisho
252619976262

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

00252619976003

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hadiid Industries Group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hadiid Industries Group:

Share