Eng khaalid real page

Eng khaalid real page Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Eng khaalid real page, Structural Engineer, Saylac.

Hambalyo Dhamaan Wasiirada Maanta la magacaabay Waxaan Si gaara u hambalyeynayaa Wasiirada kala ah Wasiir   ,Wasiir   iy...
05/04/2026

Hambalyo Dhamaan Wasiirada Maanta la magacaabay Waxaan Si gaara u hambalyeynayaa Wasiirada kala ah Wasiir ,Wasiir iyo wasiir ku xigeen
Waxaan leeyahay ilahay xilka ha idin ku asturo idinka iyo inta kaleba

Geesi Sahan Iyo Saylac
19/01/2025

Geesi Sahan Iyo Saylac

Ilaahay hakuu barakeeyo qoyska cusub my classmate sxb Eng mohomed siciid Eng Maxamed Xareed iyo marwadiisa cusub
25/03/2024

Ilaahay hakuu barakeeyo qoyska cusub my classmate sxb Eng mohomed siciid Eng Maxamed Xareed iyo marwadiisa cusub

Inalilahi wa inailayhi rajucun alaha unaxaristo Geeri aad iitaabatay geeri xanuunle        (  ). Waxaan u tacsiyadaynaya...
29/02/2024

Inalilahi wa inailayhi rajucun alaha unaxaristo
Geeri aad iitaabatay geeri xanuunle

( ). Waxaan u tacsiyadaynayaa qoyskiisii iyo qaraabadii uu ka baxay.Waxa kale oon u tacsiyadaynayaa, oo uu kamid ahaa shaqaalihii habeen iyo maalinba u soo jeeday u adeegida bukaanada soo gaadha

03/02/2024
28/01/2024

Masha Allah , Cunugaa yar waxa uu subciska bal dhagaysi Adaa yaabi doona Suurada uu Akhriyayo.
MASHA ALLAH, TABARAKALAHU

28/01/2024

waa xaflada xadhiga ka jarka 3 mashruuc oo laga fuliyey Tuulada Ceel gaal ee Degmada saylac , kuwaasi maalgaliyeen Dawlada dhex (Qaybta caafimaadka ) Dawlada hoose ee Degmada Saylac (Qaybta wax barashada )

28/01/2024

Xadhig ka jarka mashaariic laga fuliyey Degmada saylac, tuulada ceel gaal oo ay maal galisay Dawlada Hoose iyo Dawlada dhexe

Address

Saylac

Telephone

+252634452183

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng khaalid real page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Eng khaalid real page:

Share