Naqshado ku haboon qiyaasaha jagooyinka dhulkeena.
08/05/2026
Dhiso Dookhaaga oo dooro naqshada guri ee kugu haboon. Jagadu waa Haaf baloodh 40f by 60ft.
Ka badan 100 naqshadood oo kala duwan ayaad naga helaysaa oo aanu ugu talo galnay jagooyinga magaalada Hargeysa iyo agagagaarkeeda.
30/04/2026
Ka badan 1️⃣0️⃣0️⃣ naqshadood oo kala duwan noogu kaalay oo aanu ugu talo galnay Baloodhada Cabirkoogu yahay
● Haaf baloodh 40ft by 60ft ama (12m x 18m)
● Haaf baloodh 30ft by 80ft ama ( 9m x 24m )
● Baloodh 60ft by 80ft ama (18m x 24m)
● Baloodh 80ft by 60ft ama (24m x 18m
Hadii aad u baahnatahay naqshad kugu haboon fadlan nagala soo xidhiidh 63 8867999
29/04/2026
🏡DHISO DOOKHAAGA 🏡
Naqshad dhul Baloodh6️⃣0️⃣ft by 6️⃣0️⃣ft ah.
Hadii aad u baahantahay naqshadan ama mid kale, si aad u heshid qiyaasaadkeeda oo dhan fadlan Nagala soo xidhiidh 63 8867999
27/04/2026
DHISO DOOKHAAGA 🏡
Naqshad Jago 4️⃣0️⃣ft by 6️⃣0️⃣ft cabirkeedu yahay ama haaf baloodh ah, waxayna ka koobantahay:
● 3 Hurdo
● 2 Gaadhi gal
● Barande fadhi.
● 3 Suuli
Hadaba hadii aad u baahantahay naqshadan ama mid kale fadlan Nagala soo xidhiidh 63 8867999
21/04/2026
Waa naqshad Jago 4️⃣0️⃣ft by 6️⃣0️⃣ft ah ama haaf baloodh ah, waxayna ka koobantahay:
● 4 Hurdo
● 1 Gaadhi gal
● Istoodh
● 3 Suuli
● Qol qasaalad.
Hadaba hadii aad u baahantahay naqshadan ama mid kale fadlan Nagala soo xidhiidh 63 8867999
21/04/2026
🏡DHISO DOOKHAAGA 🏡
Naqshad haaf baloodh 3️⃣0️⃣ft by 8️⃣0️⃣ft cabirkeedu yahay.
Hadii aad u baahantahay naqshadan ama mid kale, si aad u heshid qiyaasaadkeeda oo dhan fadlan Nagala soo xidhiidh 63 8867999
18/04/2026
🏡DHISO DOOKHAAGA 🏡
Naqshad Baloodh dhan 8️⃣0️⃣ft by 6️⃣0️⃣ft ah.
Hadii aad u baahantahay naqshadan ama mid kale, si aad u heshid qiyaasaadkeeda oo dhan fadlan Nagala soo xidhiidh 63 8867999
18/04/2026
🏡DHISO DOOKHAAGA 🏡
Waa Naqshad loogu talogalay Jago 4️⃣0️⃣ by 6️⃣0️⃣ft cabirkeedu yahay, si fiican dhulka looga faa'iidaystay kana kooban.
● 3 Hurdo
● Gaadhi gal
● Barande fadhi iyo barande jiko
● Istoodh
Hadaba hadii aad u baahantahay naqshadan ama mid kale fadlan Nagala soo xidhiidh 63 8867999
Be the first to know and let us send you an email when Naqshadsom posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.